Malakuyuul
Appearance
Malakuyuul
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Malakuyuul (Ingiriis: Molecule) waa walax aad u yar oo ah Isku dhis labo atom. Malakuyuul waa dhismaha ugu yar ee curiyeha qaarkood sida Haydarojiin oo markay kali tahay u sameeysan Malakuyuul.