Canfar
Appearance
Canfar ama Cafar waa:
- Dadka Canfarta, koox dad ah oo ku dhaqan Jabuuti, Eretriya iyo Itoobiya
- Deegaanka Canfarta, ismaamul goboleed ka tirsan wadanka Itoobiya
- Luuqada Canfarta, luuqad ka mid ah bariga Kushitiga
- Lamadegaanka Canfarta sidoo kale loo yaqaano Lamadegaanka Danakil, kaasi oo ah saxare ku yaala wadanka Itoobiya
![]() |
Bogga faah faahin waxa uu ka kooban yahay liis maqaallo leh cinwaano aad inta badan ku xidhidhayso Canfar. |