Dayaxa raage
(Waxaa laga soo toosiyay Janus)
Dayaxyada Raage Meereha Raage waa kan labaad ee leh tirada ugu badan daxayada ee Bahda Qoraxdu Midaysay, wuxuuna leeyahay 62 dayax.

Liiska
Tirada dayaxyada ee meerahan Raage aad ayay u badan tahay, dhamaantoodna aqoon fiican looma laha, laakiin kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah:
Muuqaalo
- Qaar ka mid ah Dayaxyada Raage
-
dayaxa Iapetus ee meeraha Raage.
-
dayaxa Enceladus ee meeraha Raage.
-
dayaxa Tethys ee meeraha Raage.
-
dayaxa Prometheus ee meeraha Raage.
-
dayaxa Epimetheus ee meeraha Raage.
-
dayaxa Janus ee meeraha Raage.
-
dayaxa Phoebe ee meeraha Raage.
-
dayaxa Dione ee meeraha Raage
-
dayaxa Mimas ee meeraha Raage.
-
dayaxa Hyperion ee meeraha Raage.